afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
4:04 pm | Posted by

Daawo+Video;-Jalaabiibka ayay iska tuurtay markii ay timid elaboorka.

Gabadhii tarbiyada loo geeyay Soomaaliya ee soo fakatay oo Elaboorka Danmark ka soo degatay iyada oo Jalaabiib wadata ayaa daqiiqado ka dib inta ay gashay musqul ku taala elaboorka waxay iska soo tuurtay jalaabiibka.

Gabadha ayaa waxay hab isisiiyeen Islaan Danish ah oo jecelayd gabadha oysayna markii ay aragtay Luul oo elaboorka ka soo degatay.

Luul oo haysatay eey yar ayaa iyada oo la waraysanayo waxay sheegtay in iyada iyo hooyadeed ay ku kala noolaayeen labo aduun oo aysan is fahmi karaynin

Luul ayaa TVyada Danmark ka sheegtay in hooyadeed ay tahay islaan wareersan.

Halkan Riix Oo daawo Viideoga

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

2 Comments for “Daawo+Video;-Jalaabiibka ayay iska tuurtay markii ay timid elaboorka.”

  1. samiira
    November 17, 2012 - 5:02 pm

    soomali maxay ka dheefeen ciyaaladoodi ay bibadaha u xaabiyeen hadana aysan diinta si fiican u barin, waa arin ceebeynaysa somalida danbi bayna ku yeelanayaan waxay gabadhoodu samayso waridiinti dhalay haday san sificaan u tarbiyen

    Reply
  2. calileeb
    November 18, 2012 - 9:22 am

    walaahay hablaha meelahaas la geeyaa waa wareer mana wanaagsana sideedaba in , caruurta siiba dumarka la geeyo meelahaas ,..

    Reply

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM