Maamulka Iyo Shaqaalaha Shabakada Afbakayle.com Oo Habmayo iyo Bogaadin udiray Wasiirka cusub ee Wasaarada Warfaafinta Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Galmudug State Daahir Abdule Alasow.
Maamulka iyo shaqaalaha shabakada Wararka ee Afbakayle.com Oo Habmayo iyo Bogaadin udiray Wasiirka cusub ee Wasaarada Warfaafinta Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Galmudug State Daahir Abdule Alasow.
Sida aan Wada Ogsoonahay Daahir Calasow oo ah Halyey Soomaamiyeed inta badana u hiiliya Xaqa, Sidoo kalana waa aqoonyahan inbadan kasoo shaqeeyay warbaahinta Soomaaliyeeed Waa Tifaftiraha Wabsaydka Waagucusub Sidoo Kale Waa Gudoomiyaha Ururka Suxifuyiinta ASOJ.
Mr Daahir ayaanu ku bogaadinayaan Howshaasi Culus ee Shacabku uqabanayo & Siduu dadaal horleh usii Muujin lahaa, Allena waxaanu uga baryaynaa inuu lagarab galo howshaasi.
Mudane Daahir Alasow Waxaan Rajaynaynaa Inuu waxbadan uu ka qaban doono dilalka qorshaysan ee loogaysto saxaafada maadama uu isagu ahaa nin saxaafi heer caalami ah islamarkaana uu garanayo xaquuqda saxaafada iyo sharafta ay uleedahay shacabka soomaaliyeed
Ugu Dambaytii Waxaan Ilahay uga baryaynaa Mudane Adaahir Calasow in Xilkaas uu ilahay Lagarabgalo,Sidookalena Waxaan daahir Alasow Ka codsanaynaa inuu Wax uu kabadala dhiibaatoooyinka kataagan gudaha soomaliya ee ah tacadiga saxaafada lagula kacayo.
Maamulka Shabakada Afbakayle.com
Nairobi/Kenya
Afbakaylenews@gmail.com
hanbalyo hanbalyo saxiibkeen daahir calasow wadaniga dhabta ah hanbalyo ilahey haku fududeyo wasiir xilka lagu caleemo sartey