Wariye faysal Jaamac iyo dadbadan Oo shacab ah Oo xabsiga laascaanood Lootaxaabay
Waxaa markii banaanbax xoogan uu ka qarxamay maanta magaalada Laascaanood Ciidamda Maamulka Siilaanyana Shacabkii ugaysteen Xasuuqa iyo dhibaatada Xoogan, Sidoo kalana Ay bartilmaameed sadeen Wariyaasha ka howlgala Gobolka Sool si aan lo baahan Dhibaatada & Xasuuqa ay gaysteen Ciidamada Maamulka Siilaanyo (Somali land).
Wariye maxamed Shaqalle oo kusugan Gudaha Magaalada Laascaanood ayaa warbaahinta uxaqiijiyey In Haatan Laxidhay Wariye Faysal Jaamac Aadan oo ka mida Wariyaasha Gobolka Sool.
“” Waxaa Hada La Xidhay Wariye Faysal Jaamac Aadan, Xaalada Magaalada Waa Kacsan tahay, Sidoo kale waxaa jira Dad kale oo Araday & Macalimiina oo iyagana la xidhay” Ayuu yidhi wariye Maxamed.
Isku soo xoori Xaalada Magalaada Ayaa wali kacsan Mana jiraan warar rasmiya oo Xaqiijinaya, Tirada Dhaawaca & Dadka La xidhay Inkastoo oo ay jiraan dad aad looga dayrinayo sidaan markii horaba idiin Sheegnay.
Maamulka Somaliladn (SNM) ee uu hogaamiyo Mr Siilaanyo ayaa ku caanbaxday Xasuuqa Shacabka ku dhaqan deeganada khaatumo State Tan iyo intii hogaanka Maamulkaasi Qabtaday.