afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
9:04 am | Posted by

Daawo;-Magaalada Horufadhi Oo lageeyay Macalimiin Dhinaca Shareecada Islaamka & Luuqada Carabiga

Magaalada horufadhi oo ilaadii 50 kiiloo mitir dhnaca waqooyi kaxigta magaalada buuhoodle ayaa waxaa  lageeyey macilmiin barta shareecada islaamka iyo luuqada carbiga dadweynaha kunool magaalada horufadhi.

.

Magaaladaasoo baahi badan uqabtay waxbarashada diiniga ah iyada oo uu dugsi hoose /dhexe kaliya uu horay uga furnaanjiray balse hada lagu darayo maxad diiniya oo lagu baran doono shareecada islaamka  iyo luuqadaha ajinabiga ah sida engilshka iyo carabiga iyo waxbarashada caafimaadka.

.

Magaaladan oo ah magaalo aad u baaxadweyn istiraatijina u ah deegaanada uu ka koobanyahay G/cayn  ayaa ah magaalo siwayn uu wax uga qabtey xaaji maxamed xaaji saleebaan xaaji dayib hadey tahay dhinaca dhismaha dhinaca waxbarashada sida dugsiga hoose dhexe uu waxbadan ka qabtey madarasada xifdinta quraanka kariimka   oo uu ka hirgaliyay yadoo bilaash lagu baranayo iyo dhamaan baahiyo badan oo ah dhinaca arimaha bulshada wax ka qabtey.

.

Maddaba bulshada horufadhi ayaa codsaday in lageeyo culimo aqoon u leh shareecada islaamka si dhalaanka loogu koriyo diinta islaamka ayna uga faa,idaystaan dadweynaha ku dhaqan degaanka horufadhi halkaasoo maanta ay suurta gal iyo nasiiib wanaaag u noqotay in lageeyo magaaladaasi wadaadkii ugu horeeyey oo magaciisa layiraahdo sh maxamuud axmed aadan haaruun aqoona u leh shareecada islaamka ahna jaamici.

Halkan Rii oo Daawo Video-ga

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM