afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
12:11 pm | Posted by

Daawo+Sawiro;-Nairobi:Jubbaland Ha Noolaato(Jaaliyadaha Jubooyinka Iyo Gedo Ee Nairobi Oo Taageeray Maamulka Kismaayo Loogu Dhisayo Dadka Deegaanka)

Shir lagu taageeraayo maamulka ay dhisanayaan Goboladda Jubooyinka iyo Gedo ayaa lagu qabtay Magaaladda Nairbi ee Caasimadda Dalka Kenya
Kulankan taageerada ah ayaa waxaaa soo qaban-qaabiyay Jaaliyadaha Jubooyinka iyo Gedo ee Dalka Kenya ku dhaqan,waxaana ka soo qeyb-galay  qeeyb galeen waxgarad , siyaasiyiin aqoonyahano,Haween  iyo xubno ka mid ah ururada bulshada Deegaanada Jubbooyinka
Shirka waxaa ka hadlay haweenka iyo odayaasha dhaqanka deegaanada jubbooyinka.  Shirka oo ahaa shir saxaafada u furaa ayaa lagu canbaareeyey hadalo ka soo yeedhay Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sh Maxamuud waxaana lagu sheegay in laga gudbay xiligii dhibaatooyinka iyo dulmiga sharciga iyo dastuurka Soomaaliyana uu yahay mid u hiilinaya shacabka soomaaliyeed kaas oo ku dhisan Faderal iyo in deegaan walba dadkiisu ay doortaan maamulkooda.

 

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

1 Comment for “Daawo+Sawiro;-Nairobi:Jubbaland Ha Noolaato(Jaaliyadaha Jubooyinka Iyo Gedo Ee Nairobi Oo Taageeray Maamulka Kismaayo Loogu Dhisayo Dadka Deegaanka)”

  1. musdaf
    November 18, 2012 - 12:52 pm

    sax usheega inlaga gudbay xiligii qabiilka iyo qoloqoladiiba nin walbana uu leeyahay deegaankiisa takale nin caytamay amah nin iskahadlay waa nin tabar waayay oo maciin biday in uu iskahadlo amah caytamo waayo meel howlgal iyo hub ubaahan ubaahan hadal waxba kamataro
    takale uganda waxay joogaan muqdisho oo ay ka’arimiyaan itoobiyana waxay joogtaa hiiraan baay iyo bakool iyo gadeo halkana waxaa joogaan ciidamada xooga dalka somalia iyo amisom marka nabadu waa sugantahay

    Reply

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM