afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
8:44 am | Posted by laascaanood

Ururka samafalka ah ee SKY devlopment organization ayaa deeq furaashyo iyo marakaneecyin soo gaadhsiiyay isbitaalka lascanod

Deeqdan oo ka koobnayd furaashyo iyo marakaneecoyin ayaa waxaa si weyn uga mahad celiyay masuuliyiinta isbitaalka laascaanood iyagoo ka dalbaday in sidoo kale ka qayb qaataan quudinta dadka qaba xanuunka qaaxada ee ku jira isbitaalka lascanod oo raashin la,aan ay soo wajahday

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM