afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
2:10 pm | Posted by

Waa Sidee Maanta Xaalada Guud Ee Magaalada Laascaanod

Shalay ayeey ahad markii  gabi ahaanba ay  xirmeen goobaha ganacsiga magaalada laascaanod kadib markii uu dhacay mudaaharaad  looga  soo hrjeedo  maleeshiyaadka SNM-Ta  ee  ku sugan  gudaha magaalada laascaanod iyo horgalada ay wataan .

Waxaa isu  soo baxay  kuanaan dad waynaha   reer sool  iyagoona  sameeyay  in ay gubaan taayaro  iyo baabur  sidoo kale  dhagax tuur  waxaan halkaasi  ay dhaawacyo ka soo gaadheen dadkii mudaaharadka samaynayay kuwaasoo  lagu  daawaynayay   hopitalada magaalada  laascaanood.

Dhanka kale w axaa xasuuq shacab had  iyo jeer gaysta maleeshiyaadka ka amar  qaata  siilaanyo kuwaasoo deegaanad  khaatumo  ku joogo  hoog iyo  kibir  mana aha markii ugu horaysay ee xasuuq sida oo kale ah ay  u  gaystaan dadka cab  ah oo aayahooda ka tashanaya.

Dhanka kale waxaa  xabsiyada  laascaanod ka  buuxa shacab iyo wariyayaashii   duubayay   dadkaas oo doonayay  in ay xaq u dirirnimadooda gaarsiiyaan  aduunka   qaarkoodna loogu  gaystay  jirdil  iyo  caburin saxaafadeed.

Fu,aad Karaama Jaamac

Laascaanood

Afbakaylenews@gmail.com

 

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

8 Comments for “Waa Sidee Maanta Xaalada Guud Ee Magaalada Laascaanod”

  1. cali
    November 18, 2012 - 2:28 pm

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Anagaa Dhulbahante Haysana Islamrkaana Qabsanay Waligayna Kakici mayno saas ayaan Uxidh xidhaynaa

    Reply
  2. farax
    November 18, 2012 - 2:29 pm

    Waryaa Nacas ayaad tahay Maxad Qabsan kartaa maanta Waa maalintii aan kaa tirtiralaa isaaq Dhmaan Daafaha dunida Ayda aydu dhashay Guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul dhulbahante Guuuuuuuuuuuuuuul

    Reply
  3. caash
    November 18, 2012 - 2:30 pm

    Faarax inder Runta ayad Ka hadashay Maanta markaa idoor Wagaashiyye Maanta Waa mkarkii Loo jeedin lahaa Akhro

    Reply
  4. Farhiya
    November 18, 2012 - 2:31 pm

    Guuuuuuuuuuuuuuuuul Guuuuuuuuuuuuuuuuuuuul Khaatumo stat Of somaliya

    Reply
  5. ilka case
    November 18, 2012 - 3:17 pm

    halo sojeesto tuugta fulayada hal dhirbaaxo ayaa ku filan reer khaatumo guuuul inshaalh dagaal aya lobahanyahy waxaan u sheegaya maamulka khaatumo hadal waxba mataro guul

    Reply
  6. hanna-831@hotmail.com
    November 18, 2012 - 3:55 pm

    idoor wagashle washye

    Reply
  7. hanna-831@hotmail.com
    November 18, 2012 - 3:56 pm

    wa dad walan manta gusha waxa la khaatumo stata of somaliya

    Reply
  8. hanna-831@hotmail.com
    November 18, 2012 - 3:58 pm

    idoor hajabo amiiiiiiiiiiiiiiiiiin darood ismaciil guuuuuuuuuuuuuuuuuuuul

    Reply

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM