Maxaad Kataqaan Macdanta & Shiidaalka Cilmi Kuu Sahlaya Inaad Barato Oo jaamacada Nugaal Ay Soo Kordhisay { Vedio+ Sawiro
Waxa Maalmahan ay waday Jaamacada Nugaal Cilmiga Geology and Petroliam Oo ah Cilmi Lagubaranayo Khayraadka Ceegaaga Deegaanadan” Waa kuliyad Dhawaan Laga hirgalin Doono Jaamacada Nugaal wali waxaa socda soo ban dhigidii kuliyadan Oo ay ka faa iidaysanayaan Dhamaan ardayda Gobolada Sool”Sanaag Cayn”Kunool
Casharkan ayaa waxa soo Jeedinayay Pro: Axmed Iidaan Oo aqoon Qoto dheer u leh Cilmigan ayaa halkaas ka soo jeediyay Qiimaha uu leeyahay Casharkan Uguna Baaqay Dhalinta Jecel Aqoonta Inay Ka faaiidaystaan, Casharkan
Geesta kalae waxaa Halkaas ka hadlay Pro: C/Risaaq Maxamed Aadan{Lafoolle}
Oo sheegay in jaamacada Nugaal ay dadaal Ugujirto sidii Loo kobcin Lahaa aqoonta Deegaanadan.Loona heli lahaa Aqoon Saraysa.
Waxa kale Oo uu la foole Soo dhaweeyay Kulayadan” waxa uu halkaas ka sheegay Pro ku In aysan Ku Ool Guud ahaan Soomaaliya  Kuliyadani ardayda waxa aan leeyahay Halaga Faaiidayso Maalmahan ay jaamacadu wado Bandhiga kuliyadan ay ku samaynayno Cilmiga macdanta iyo shiidaalka Oo uu soo jeedin doono Pro: Axmed Iidaan Laguna qaban Doono Hoolka Shareecada Ee Jaamacada Nugaal.









