afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
  • tacsi
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • tacsi
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
4:16 pm | Posted by

Daawo Sawirada:- Mid Kamid Ah Dhalinyarii Uu dhaawac Kasoo gaadhay Qalalaasihii Maanta Islii

Xaalada Xaafada Islii ee magaalada Nairobi ayaa wali ah mid aad ukacsan, waxaana la maqlayaa rasaas ay ridayaan ciidamada amaanka  ee Kenya.

Dad Kenyan ah ayaa isugu soo baxay wadooyinka kuwaas oo ugaarsanaya Soomaalida xaafada Islii, iyadoona lasoo sheegayo in ay jiraan dad dhibaato loo gaystay

Sawiradan aad Akhriste Arkaysaan waa mid kamid ah dadkii ku dhaawacmay rabshadii maanta ilaa cawa Kasocday xaafada Islii ee magaalada nairobi

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM