Dhagayso;-Duulanka Jabhada SNM, Deganada Khaatumo, Dareenka ku xeeran, & Doorka Maamulka Faroole (Maqal)
Waxaanu Halkan Idiinku Soo Gudbinaynaa Barnaamijka Dhambaal Culus oo qayb ka ah Barnaamijta Kabaxda Idaacada Ssc Radio Codka Shacabka.
Barnaamijka Dhambaal Culus oo Ah Mid Aanu ku falanqayndoono Siyaasada , Homarka & Dhaqanka ,
Maantana waxaa Lagu qaadaa dhigi doonaa Duulaanka Jabhadan SNM, Dareenka ku xeeran, & Doorka Maamulka Faroole & Arimo dhowra oo xiiso badan kana hadalay Deeganada Khaatumo State.
(( Halkan Ka Dhegayso))
Ismaaciil Ducaale Aftaag
Uk/London