afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
10:12 am | Posted by

VIDEO CUSUB:- War-baahinta Kenya oo soo bandhigay dagaalkii shalay dhexmaray Soomaalida iyo dadka Kenyaanka ah ee Nairobi.

Magaalada Nairobi waxaa ka dhacay qarax xoogan kaasi oo lala eegtey Gaari nooca Matu-ga loo yaqaan oo marayey meel ku dhow Kaniisad ku taala xaafada Soomaalida ku badan tahay ee Islii ee Magaalada Nairobi,  khasaare baxaad leh ayaa dhashay, balse Soomaalida iyo Kenyaanka ayaa waxaa dhexmaray dagaal Gacan ka hadal ah oo culus.

Halkan kadaawo Vido-ga Dagaalaka Oo live Ah

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM