afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
9:50 am | Posted by ducaale

barcelona oo jiidhay spartak moscow ciyaartii xalay

Kooxda ka Dhisan Dalka Spain ee Barcelona  ayaa noqotay Kooxtii ugu Horaysay  ee Xaqiijisatay inay ugubtay wareega 16 ee horyaalka reer yurub ee Championka ka gadaal markii ay jiidhay

Kooxda  sportakMoscow

Barcelona ayaa ugu awood  sheegatay  spartakMoscow3 iyo waxba

 

Waxaana ciyaarta maamulay say kooxda reer spain taaso kala Dhantaashay  Rajadii ay  lahayd Spartak ,

Mucjida gaaban ayaa gool uu salaxay waxaa shabaqa ku hubsaday Daniel Alves  daqiiqadii 16    waxaana goolka labaad dhaliyey mesi  daqiiqadii 27 isaga ayaana ku soo khatimay 39 markay maraysay

WuxuunaLione messi dhaliyey goolkii sii 80 ee sanadkan aynu ku jirno

waana goolkii sii 5 ee horal Championka

 

  WAXAA  QORAY: faarax maxamuud dubbad

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM