barcelona oo jiidhay sportik moscow ciyaartii xalay
Kooxda ka Dhisan Dalka Spain ee Barcelona ayaa noqotay Kooxtii ugu Horaysay ee Xaqiijisatay inay ugubtay wareega 16 ee horyaalka reer yurub ee Championka ka gadaal markii ay jiidhay
Kooxda sportakMoscowBarcelona ayaa ugu awood
sheegatay spartak Moscow saddex iyo waxba
Waxaana ciyaarta maamulay say kooxda reerspain taaso kala dhantaashay rajadii ay lahayd spartak ,
Mucjida gaaban ayaa gool uu salaxay waxaa shabaqa ku hubsaday Daniel Alves daqiiqadii 16 waxaana goolka labaad dhaliyey mesi daqiiqadii 27 isaga ayaana ku soo khatimay 39 markay maraysay
WuxuunaLione messi dhaliyey goolkii sii 80 ee sanadkan aynu ku jirno
waana goolkii sii 5 ee horal Championka qaybtii danbe ciyaarta ayaad mooday inaysan u kululayn sidii qaybtii horoo kale oo waxa yaraa fursadaha ay abuurayeen labada kooxood barcilona oo matri ahayd
ayaa u miiqatay sidii caadadu ahayd mid inta bada haysatay kubada