Daawo;-Bayanadii Gudiga Fulinta Khaatumo iyo Dareenka Ku xeeran (Videos)
Waxaa Maalinimadii Shalay Bayaan ku Socday Shacabigga Reer Khaatumo meel kasta oo ay joogaan, Kana Soo baxay Gudiga Fulinta Maamulka Khaatumo State uu ku baqayaa in Maamulka la magac baxay Somaliland uu diiday Wax walba oo nabad galyo ku wada noolaasha ah, dantuna ay kalifayso markan in Dagaal lagaga Saaro Degaanadda Khaatumo.
Sidoo kale Bayaankan Ayaa waxaa Lagaga hadlay Arimo Badan oo quseeya Maamulka Khaatumo & Jirintaanka Xamar hadii ay Khaatumo Meesha Ka Baxdo.
