afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
6:45 am | Posted by

Colaad Oo Kasoo Cusboonaatay Deegaanka Cagaare Ee Gobolka Sool

 Wararka nagasoo gaadhaya deegaanka Cagaare ayaa sheegaya in xalay halkaas lagu dilay labo nin, oo kasoo jeeda gobolka Mudug. Waxaana iyana maanta duulaan soo qaaday maleeshiyo kasoo jeeda gobolka Mudug oo dhaawac u geysatay niman geel jire ah oo udhashay gobolka Sool.
Xiisada Cagaare oo saandihii ina soo dhaafay marba soo noqnoqnaysay ayaa ah mid aan weli xal laga gaadhin, inkastoo odayasha iyo waxgaradka labada dhinac dhowr jeer oo hore isugu dayeen in lasoo afjaro.
Xiligan Ay colaada ay ka bilowmatay markale ayaa waxaa ay kusoo beegmaysaa xili bilo kahor heshiis ladhexdhigay belaha halkaasi kudagaalamay .

 

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM