afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
5:52 pm | Posted by

Daawo;-Wakhtigii Caadifada SNM iyo Siilaanyo Oo dad Cawaan ah Wax kushubaya

Muuqaalkan aanu maanta idiin soo gudbinayno ayaa ah Maqal Muuqaal ay Jabahda SNM iska qaaday Wakhtigii Caadifo Dirirka Beesha Isaaq ku jirtay, iyaga oo Wax magaratadooda iyo Maxastooda u sheegi jiray been iyo borobogaando ay ku kicinayaan. Caadifada SNM oo ka kacday Joojintii iyo Mamnuucidii Qaadka kaas oo Jabahda SNM ay u arkayeen in aysan noolaan karayn Qaad la’aan,Waana mida maanta sababtay in la yidhaahdo Dalka Labaan U Jaraynaa iyo wax ka badana.

Waxaa sidoo kale Caadifada SNM gaadhay halki ugu saraysay, waxa ay diideen ama iska waaniyeen in Aysan Sacbiyin madama bay yidhahdeen uu Maxamed Siyaad Sacbiyo !!!, midaas oo si Maqal Muuqaal ah aad uga arkaysaan sid Beesha SNM ay uga carartay Sacabka iyo Cida ay uga Tagtay Sacabka.

Waxaa sidoo kale aan ka muuqan Video ga balse dhacdo dhab ah in Jabhda SNM ay diideen Xarafka “D” kaas oo ay leeyihiin “Kadaa Hadalka Da’da Sowkan Daarood Dib U Soo Noqday” iyaga oo halkii “D” Mudooyin badan isticmaali jiray “Dh” waxana ay sababtay inay magaca Muxamed ugu dhawaaqaan Muxamedh.

Halkan Hoose Ka Daawo La Yaabka Caadifadeed Ee SNM

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM