Suxufiyiinta Ururweynaha Khaatumo Journalists Association ,{KHAJA}. Oo Tahniyad Dhalasho U diraya Gudoomiyaha…
Suxufiyiinta Ururweynaha Khaatumo Journalists Association ,{KHAJA}. Oo Tahniyad Dhalasho u kala diraya labada Suxufi ee kala ah Suleiman Maxamuud Xaashi Dheere iyo Abdulrisaak Maxamed Hindi iyo xaasaskooda.
Anagoo ah xubnaha ururka suxufiyiinta Khaatumo State eek u kala dhaqan dalka gudihiisa iyo debediisa, waxaanu halkan Hambalyo iyo boogaadin uga direynaa labada mas’uul ee suxufiyiinta Khaatumo State eek ala ah gudoomiyaha ururka KHAJA mudane Suleimaan Maxamuud Xaashi Dheere iyo iyo Wakiilka ururka ee dalka Canada mudane Abdulrisaaq Hindi.
Labadan mas’uul oo labo wiil ugu kala dhasheen dalalka Maraykanka iyo Canada, kuwaasoo look ala bixiyey Zaabir Suleiman iyo Caadil Cabdulrisaaq, Saabir yare ayaa ku dhashay magaalada Columbus ee gobolka Ohio ee dalka Maraykanka halka Caadil Caadil Cabdulrisaaqna uu ku dhashay Toronto Canada, Cabdulrisaaq iyo Marwadiisa Hoodo Ali Mirre oo aanu leenahay hambalyo Caadil yarena Allaah ha ka dhigo mid diintiisa, dalkiisa iyo dadkiisaba anfaca.
Sidoo kale Mudane Suleiman Xaashi Dheere iyo marwadiisa Farax Yuusuf Maxamed waxaanu lee nahay hambalyo, Allaahna ha ka dhigo Zaabir mid diintiisa, dalkiisa iyo dadkiisaba anfaca Bi’idni Allaahi kareem.
Saxafiyiinta.
Asad Cadaani Ibraahim
Faysal Jaamac Aadan
Ahmed Cabdulqaadir {Darwiish}.
Axmed Cali Faarax.
C/wahaab Maxamed Cabdi.
C.rashiid Caydiid.
C/raxmaan Cumar Cabdi.
Cadnaan Salaax Maxamed.
Maxamed Cismaan Cabdinuur.
C/Raxmaan Jaamac Xaashi,{Wadani}.
C/rashiid Sanweyne.
Ahmed Hiiray ,{Nadaara}.
Ismaaciil Ibrahim Ducaale,{Aftaag}.
Axmed Laari.
Maxamed Maxamuud Xassan,{Boocame}.
Cabdi Cirro.
Maxamed shaqale
Maxamed Xassan Maxamed ,{Cirro}.
Xamsa Xasan Gelle.
C/Kareem Olol.
Cali Yuusuf Cismaan,{Dhegjar}.
Diini Cabdullaahi Maxamed.
Aadan Shuuriye.
Yaasiin Cabdi Axmed.
Intisaar Salaax.
Igarre Yaasiin Xaaii.
Maxamuud Saleebaan Iidle.
Maxamed Cabdullaahi Khaliif,{Shiine}.
Cabdullaahi Qalinlle.
Caamaar Cabdullaahi Xassan {Cirro}.
Dhamaan Suxufiyiintan oo ku kala sugan gudaha iyo debeda dalka iyo weliba guud ahaan suxufiyiinta kale ee deeganada Khaatumo ee aanan halkan ku xusan, waxay Hamablyo iyo duco u dirayaan labadaas saaxib iyo marwooyinkooda ee wiilashu ugu dhasheen North America, waxaana lee nahay Allaah ha ka dhigo kuwo lagu intifaaco, loona Aayo…………Aaamiin ………………………..Aamiin.