Fadlan Caawi Dhibanahan Somaliyeed Oo Mudo Gaadhaysa 6 Sano Ku Tabalaysnaa Magaalada Buuhoodle
Waxaa Loogu Baaqaya Umada Muslibiinta Ah in ay ka qaybqaataan caawinta abaha dhibanaha ah oo mudo gaadhaysa 6 sano ku tabaalaysnaa gudaha magaalada buuhoodle .
hadaba waxaa umada somaliyeed meelkastoo ay joogaan laga codsanayaa in ay dhibanahan somaliyeed ay gar gaar binaadanimo ah ufidiyaan iyagana illaahay waxsan hagu badalo meesha ay kasoo bixiyaan .
Hadaba Wac Tell Si Aad Faah Faahin Dheeriya Aad Uga Hesho 0025224491489 ama free call shiikh cumar soodaani 0015092100449

siloo ogado what happen to him wa ina fahfahin kuqortan mesha u just said dhibanahan soomaliyed caawiya please kuqora fahfahin yar okoban maxa yelay ineyna dadka isasi xilqaminba macqul ah title ka markay arkan aabo iyo hooyo dhanba dhibataysan soomali ayay is orankaran balse hadi dhibatada haysato maskinkan ad mesha kuqortan ayado kooban maybe pple want to help wabilahi towfiq…