afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
8:52 am | Posted by

WarDag Dag Ah;-Ciidamada Maamulka SNM Oo Weerar Gaadma ah Ku Qaaday Magaalada Awrboogays

Wararka Nagasoogaadhaya Degmada Awrboogays Ayaa sheegaya in ciidamada maamulkasiilaanyo ay halkaas xalay damceen inay kuqadaan weerar gaadmo ah Balse Fashil kuyimi kadib markii aykawar heleen ciidamada Maamulka khaatumo ee degmadaas kusugan.

Ciidamada Xalay Damcay inay weerar gaadmo ah kuqadaan MagaaladaAwrbogays ayaa Watay Gaadiid Dagaal kuwasoo oo dulaankakasooqaday magaalada Laascaanood iyo Caynaba.

Sida Wariyaha Shabakada Afbakayle.com Ee Magaalada Xudun uu noogu soowaramayo ayaa Sheegay In ciidamada Gaadmada ah ay Xalay Habeenimadkii ay dhinaca Ka dhaafeen Mgaalada Xudun, Bale markii ay ogaadeen in laga war helay Ay ka leexdeen MagaaladaAwrboogay iyagoo u leexday dhinaca Dararwayne.

Sidoo kale Waxa magalada Awrboogays Kasocda Abaabul Dagaal kasoo lagaga Hortayo weerarada Qaawan ay damac sanyihiin Maleeshiyada Maamulka SNM inay ku boobaan Dhulka maamulkaKhaatumo.

Xiligan ay ciidamada Maamulka somaliland ay weerarka Gaadmada ah kuqaadeen magaalada Awrboogay ayaa waxay kusoo beegmaysaa xili ay kusugan yihiin Madaxda Sare ee maamulka khatumo state Of somaliya, Halkaas oo ay ku mareeyn hawlo shoqo
Wixii Warar ahee kasoo kordha kala soco Afbakayle.com

Xafiiska Shabakada Afbakayle.com

Degmada Xudun/Sool

Afbakaylenews@gmail.com

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM