(Daawo Sawiro) Shirkii Tawfiiq 2 Oo Maanta Si Rasmi Ah Ugu Soo Gaba-gaboobay Gudaha Magaalada Buuhoodle
Waxaa Maanta Si Rasmi Ah Loogu Soo Gaba Gabeeyay Gudaha Magaalada Buuhoodle Ee Xarunta Gobolka Cayn Shirwaynihii Beesha Cali gari Ee Tawfiiq 2 Kaas Oo Mudo Toban cisho Udhaw Beeshaas Uga Socday Gudaha Caasiamda Gobolka Cayn Waxaana Maanta Kasoo qayb Galay shirwaynaha tawfiiq 2 Ee Beesha Caligari Uga Socday Gudaha Magaalada Buuhoodle Qaar kamid Ah Isimada , Cuqaasha Iyo Culima Awdiinka Magaca Iyo Maamuuska Kuleh Deegaanada Sool Sanaag Iyo Cayn.
Shirwaynahan Oo Ahaa Miday Beesha Caligari Soo Qaban Qaabisay ayaa Ugu Horayn Waxaa Lagu daah Furay Hadalka Eebe Iyadoona Ugu Horayn Uu HalkaasI Kahadlay Caaqil Cali Dahable Oo Kamid Ah Caaqilada Beesha Caligari isagoona Halkaasi Kasoo Jeediyay Qodobadii shirkaasi kasoo Baxay.
Dhinaca Kale Waxaa Iyana Halkaasi Kahadlay Cuqaal, Waxgarad,Siyaasiyiin,Culima awdiin,Qurbajoog,Iyo Dhalinyaraba uwaas Oo Iyagu Kamid Ahaa Dadkii Martida Kuahaa Shirka Tawfiiq 2 Iyagoona Halkaasi kasoo Jeediyay Hadalo Ay Dhamaantood Ku taageerayaan Qodobadii Shirkaas Kasoo Baxay .
Guntii Iyo Gunaanadkii Shirkan tAWFIIQ 2 Ee Maalmahanba Ugfa Soconayey Gudaha Caasimada Gobolka cayn Beesha Caligari Ayaa Waxaa Kahadlay Garad saleebana Buraale Iyo Waliba Garad C/laahi garaad Soofe Oo Iyagu Kamid Ah Garaadada Magaca Wayn Kuleh Deegaanada Ssc Iyagoona Halkaas Kasoo Jeediyay Duco iyo Hadalo Dhiiri Galina.
isku soo wada duuboo shir weynahani T





































