afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
4:33 pm | Posted by

Dhagayso;-Qodobada ka Soo Baxay Shirkii Beesha Cali Gari EeTowfiq 2- Ee maanta soogaba gaboobay

Waxaa gudaha Magaalada Buuhoodle ee Xarunta Gobolka Cayn maanta si rasmi ah ugu soo gaba gaboobay shir weynihii Beesha Cali Axmed ama Cali Gari ee Towfiiq 2, isagoona shir weynahani mudo gaadhaysa tobaneeyo casho uu Beesha Cali Axmed uga socday gudaha Magaalada Buuhoodle, waxaana shir weynahani maanta kasoo qayb galay Qaar kamid ah isimada Deegaanada Sool, Sanaag, iyo Cayn, Waxgarad, Cuqaal, Qurba joog, Culumo awdiin, Haween, Dhalinyaro, Ururada Bulshada, iyo Marti sharaf kale oo aad u tira badan.

Hadaba shir weynahani oo ahaa mid balaadhan isla mar ahaan taana lagu daah furay qowlka eebe iyo wacdi diiniya ayaa waxaa ugu horeynba halkaasi ka hadlay Caaqil Cali Dahable oo kamid ah Beesha Cali Gari isla markaasna halkaasi ka akhriyey qodobo laga soo saaray shirkan

Halkan kadhagayso 

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM