afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
  • tacsi
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • tacsi
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
12:31 pm | Posted by

Siilaanyo oo Xaalku uu ku xunyahay ka dib markii Dr ougostina mahiga waraq uga timi

Madaxweynaha maamulak SNM Silaanyo ayaa ka Carooday Qoraal uga Yimid ergeyga Qaramada Midoobe arrimaha Somaliya Augstin Mahiga kaaso ku Tarikhaysnaa 7-dii November ee Sannadkan kuna Saabsanaa wafdi ay Qaramada Midoobe u diraysay Hargeisa si ay ugala Hadlaan Wareejinta Hay’adaha Qaramada Midoobe ee Dhanka Muqdisho.

Qoraalka Mahiiga ayuu ku Dalbanayay in uu qaabilo Wafdiga oo kala hadli doona Qaabka Hadda Kaddib ay Qaramada Midoobe kula dhaqmi Doonto Gobalada Geeska Arrinta uu Siilanyo ka Xanaaqay ee ku Qornayd Qoraalka ayaa waxaa kamid ahaa Maamul Gobaleedka Somaliland ee Soomaaliya, Halka Beesha Caalamka ay Maamulka somaliland u taqaano maamulka tirsan Dawlada Somalia.
Xiligan Maamulka lamagac baxay somaliland ay beesha caalamka ay ilgaara ku eegayso ayaa waxay kusoo beegmaysaa xili dhwaantan dalka soomaaliya uu isbadal wayn uu kadhacay dalka somalia,taasoo maamulka somaliland ay ku tahay caqabd wayn

Xafiiska Shabakada Afbakayle.com

Hargaysa/Somalia

Afbakaylenewa@gmail.com

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM