Daawo+Video: Fanaanadii Ugu Horaysay Ee Jacaylkeedii Uu Facebook Kadhex-galay Isla Marklaana Hees Cusub Usoo Qaaday
Saad Lasocontaanba Dadwaynaaw Aalada Facebook Ayaa Noqotay aalada Hada Ay Ladhaceen Dad Badan Oo Kunool , Dunida Daafaheeda Siiba Dadka Soomaalida Kuwaas Oo Halkaas Kuwada Xidhiidha Ayaa Waxaa Fanaanad Caan Ahi Ay usoo Qaaday Hees Aad Uqiimo Badan.
Fanaanadan Ayaa Waxay Heestan Uqaaday Aalada Facebook Iyo Waliba Wiil Ay Kajeclaatay Aalada Facebook Kaas Oo Ay Halkaas Kawada Xidhiidhi Jireen Iyadoona Ay Heestani Tahay Mid aad Umacaan Islamarkaana Ereyadeeda Iyo Laxankuba Yihiin Kuwa Ay Dad Badani Ladhaceen .
Fanaanada Muno Heego Oo Ah Iyadu Fanaanada Soo Saartay Heestan Ayaa Waxay sheegtay Inay Wehel Ay Kadhigato Sawirada Fcaebook.
Aalada Facebook Aaa Waxay Noqotay Hada AAlada Ugu Caansan ee hada Laga Isticmaalo Dhamaan Daafaha Caalamka Iyadoona dadkii Uu Jacaylku Kadhaxeeyo Ay Halkaas Kawada Xidhiidhaan Dadkii Markaas Iyana Raba Inay Wax Bilaabaan Halkaas Kawada Socdaan .
Hadaba dadwaynaaw Daawasho Wacan iyo Heestii loo Qaaday Facebook Codkii Muno Heego.