Ciidamada Shadaada Ladirirka Ee Puntland Oo Labaqof Oo Shacab ah Gaalkacayo Ku dhextoogaty
Wararka ka imanaya Magaalada Galkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa sheegaya in Taliye xigeenka Ciidanka Booliska Puntland Col. Muxiyadiin Gacmeey uu weerar ku qaaday masjid Saalaxudiin oo kuyaala magaalada Gaalkacayo.
Ciidamadan weerarka Bahalminada Ku qaaday Masaajidka Ayaa ah Ciidamada Looyaqaano Ashaada Ladirirka Ama PIS,,Ciidamada ayaa masjidka gudaha u galay waxayna soo qabteen dad ay ku Raadjoogeen kadibna markii ay ka soo baxeen masjidka waxaa ciidanka jidka u galay dabley aan la garanayn kuwaas oo weerar ku qaaday ciidanka.
Tacshiiradii ay fureen ciidamada Puntland ayaa waxaa ku dhaawacmay labo qof oo rayid ah ,
Waxaana Puntland ku soo badanaaya dhibaatada ay ciidamadu amaanku u gaysanayaan dadka shacabka.