afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
9:17 am | Posted by

DAAWO SAWIOR: Qaranka Soomaaliya oo looga badiyay 5-1

waxaan halkan idinku soo gudbinayaa sawirada ciyaartii maanta dhex martay xulalka qaramada Soomaaliya iyo Burunid oo guushu ay maanta ku raacday xulka dalka Burundi ka socday.

Waxaana qaab ciyaareedka maanta uu ahaa sidan

4-4-2

Goolhaye:

1-Axmed Cabdalla Macalim

Daafacyada:

4-Mahad Max’ed Xaaji

3-Abdi kariin Abuukar Nuur “Kabtan”

5-Axmed Cali Max’ed

2-Axmed Saqiir

Qadka dhexe:

16-Saadaq C/qaadir Max’uud

17-Saciid Max’ed Max’uud

11-Sacad Saalax Xuseen

8-Daadir Amiin Cali

Weerarka:

10-Max’ed Xariiri

14-Jabriil Xassan Fariid

Keeydka:

Muxsin Shariif

Max’ed Cali Shiino

Aadan Xuseen Ibraahim

Xamza Max’ed Muqtaar

Axmed Tahliil

Max’uud C/nuur Max’ed “Meeman”

Max’uud Tima jilac

Ugu danbey waxaa ciyaarta ay ku soo idlaatay 5-1 oo xulka qaranka looga badiyay  waxaana hadii uu illaah raali ka noqdo lagu wadaa 28-bishan in ay wada ciyaaraan xulka qaranka dalkeena iyo kan dalka Sudan isla sidoo kale 01-bisha December hadii uu illaah raali ka noqdo waxaa ay xulkeena baratami doonaan xulka dalka Tanzania

Photo By Raage

 

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

1 Comment for “DAAWO SAWIOR: Qaranka Soomaaliya oo looga badiyay 5-1”

  1. geelqaad
    December 1, 2012 - 8:01 am

    RAGGII TURUQYADA ADKAA TUNKOODU LIBAAX AHAA TISKOODA KA BOODI JIREY TALAABO XUMAA BEDELEY lool
    qaabka ay u taagan yihiin xataa dishibiliin xumo ayaa ka muuqata waxaan ma naqaan meel laga keenay

    Reply

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM