afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
7:49 pm | Posted by

Wardegdeg ah. Cali Sandule iyo qaar ka mid ah xisbigiisa ayaa ciidamadda Khaatumo Gacanta ku dhigeen

Wararka naga soo gaadhaya degmada Xudun ee gobolka Sool ayaa sheegay in ciidmada maamulka Khaatumo ay gacanta ku dhigeen Cali Sandule oo ka mid ah xisbiyada maamulka Hargeysa.

Cali Sandule ayaa wararku sheegayaan in lagu qabtay halka lagu magcaabo Laasa-curdan oo dhinaca waqooyi bari kaga beegan magaaladda Xudun haatana loo dhaqaajiyey dhinaca degmada Taleex oo xarun u ah maamul goboleedka Khaatumo.

Cali ayaa waxaa la socdey dad badan oo aan ilaa hada la xaqiijin cid aay yihiin dib ayaan idiinka soo gudbin doonaa

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM