afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
6:09 pm | Posted by

Dooro shooyinka SNM Oo ku bilwday Dagaalo iyo Dhimasho

Guud Aahaan Gobolada waqooyi iyo ilaa saylac waxaa ka dhacay Dagaalo laga soo horjeedo Siilaanyo xukunkiisa hadaan mid u xusno waxa maalmahan Ka Taagnaa Goboladaas Dooroshooyin ku dhisan Tolaay iyo reer hebela Oo ay dheerta hay Duulaanka Qaawan Ee Siilaanyo ku hayo Deegaanada Khaatumo.

 

Saylac See wax Oga dheceen
Dadka Deegaanka saylac Daga ayaa saaka waxa ay ku waa bariis Teen Sanaaduuq yadii Doorashada Oo ay san Diyaar U ahayn xiligan Oo ay sheegeen in Gabi ahaanba ay Ka soo horjeedaan Doorosho Oo aysan haboonayn” Intaa kadib waxa uu iska Horimaad Dhex Maray Dad shacaba iyo Askar u baysan waxaa Halkaas ku dhintay labo qof Labokalana waa ku dhaa wacmeen,

Boorama & Gabilay See waxa Oga Dheceen.
Waxa saaka iska horimaad uu dhex maraya beelaha Wadadaga Deegaan kaas waxa Sababay Iska horimaadkaas ka dib markii maleeshiyaadka SNM ay u” Hiiliyeen beelkale Oo dagta Gobolkaas” Oo doonaysay in ay deegaankaas Keento Sanduuqyada Doo rashada’See waxa u dheceen waxaa la boobay sanduuq Yadii halkaas la’geeyay waxaana la dhacay laba gaadhi waxaa la dhaa wacay hal qof,

Burco See Wax Oga Dheceen
Maleeshiyaad Taabac san Beesha Siilaanyo ayaa waxa ay soo Gashteen dharki Ciidanka ka dib sanduuqyo ay ugu tala galeen beesha siilaanyo ayaa waxa o Ogaaday Dadka Reer Burco kadib shacabkii ayay ku bilaabeen Rasaas waxaa halaak ku dhaa wacmay lixqof sidoo kale waxaa ku dhinaty hal qof,dhimashadu inataa waa kabadan kartaa,

Ceerigaabo See waxa Oga dhceen
Beesha Habar jeclo ayaa duulaan farsamaysan ku qaaday beesha habar yoonis Dagaal ayaa ka bilowday magaalada ceerigabo dacalka ay maamulaan Maleeshiyaadka Snm Hubcul Culus ayaa la isu adeeg saday ilaa haatan uu socdaa dagaal kani waxaa ku dhaawacmay 4 ruux wariye la sheegay inuu war katabinayay xaaladan ayaa lakulmay qoro dabadii ay la dhceen Maleeshiyaadkaasi,

Caynaba See waxa oga dhceen
Waxaa saaka iska horimaad isaga horyimi laba beelood oo habar jeclo ah oo kala Taageersan Siilaanyo iyo ina gaafaadhi gudoomiyaha rays waxa halkaas Boob bilaabay maleeshiyaad Snm ah Oo taageer san Oday siiraanyo Oo sheegay dhawaanatan in uu dagaal Toosa lagali Doono beesha ina gaafaadhiOo uu sheegay inay shir ku qabteen Uk ay ku tashadeen inay ridaan Kulmiyahayga aan muuse biixi aan u dhiibtay,

Lasoco wararka darayga ah ee aan ku raadoogno raadin Tooda

Khadar Jaamac Colaad

Xafiiska Wararka Ee afbakayle Online Boorama

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM