afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
6:58 pm | Posted by

Tacsi Tiiraanyo Leh Marxuun Aadan Faarax Xasan (Aadan Curyaan -Oo Ku Geeriyooday Docmo

Jaaliyada beesha cabdi garaad ee ku dhaqan afrikada    oo tacsi u dirayso  qoyskii  iyo  qaraabadii uu ka geeriyooday (Adan faarax xasan aadan curyaan) waxaana ilaahya  uga baryeenaa in  janadii fardosa ka waraabiyo   qoyskii  iyo qaraabadiina samir iyo iimaan ka siiyo  Aamin Aamin Aamin.

 

Tacsidan waxaa  Diraya

Caaqil Cumar Jaamac Cudeer

Cabdi Macalin cudeer

C/Raxmaan Cali Xasan (Ganaje) Iyo Reerkiisa

Cabdicaydiid cali xasan  iyo reerkiisa

Maxamed  cabdi Oog iyo reerkiisa

Maxamed  digaale cartan

Cabdi qafaar maxamed cabdi

Shiikh xasan  maxamed axmed

Maxame Axmed Xaaji ismacil iyo Reerkisa

CabdiQaadir Cimaan Curwade

Axmed Maxamed Saxan Gacmayare

Cabdiraxmaan Cali yuusuf

C/salaan siciid buraale

Faarax Axmed Xaaji ismaciil

Cabdiqaadir  digaale  cartan

Cabdiwahaab maxamed cabdi

Cabdiqanimaxamed  cabdi

Ismaaciil dayib faarax

Cabdirisaaq  ismaaxil xirsi jah adag

Cawil faarax  ciise

Cawaale  cabdi diiriye

cabdifataax  ismaaciil  (Toosane)

Dhamaan Dadkaasi Waxay Tacsi Tiiraanyo leh udirayaan Qoyskii iyo Qaraabadii uu ka geeryooday Alle ha naxariistee Marxuun Aadan Faarax Xasan (Aadan Curyaan) Oo ku Geeryooday Magaalada Docmo, Waxaana Ilahay Uga baryaynaa Inuu Janadiifardawso ka Waraabiyo

 

Amiiiiiiiiiiiiiiiiiiin Amiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiim Ammmmmmmmmmmmmin

 

 

 

 

 

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM