Deg deg- Laascanood bandow lagu soo rogay & raasaas ka dhacaysa
Magaalada Laasacaanood ee Xarunta Gobolka Sool Ayaa Waxaa Ciidamada Maamulka SNM kusoo rogeen Bandow, Waxaana Sidoo kale Laga maqlayaa meelaha Qaar Rasaas Ay Ridayaan Ciidamada Maamulka Siilaanyo.
Xaalada Magaalada Laasaacaanood Ayaan Laqiyaasi Karin Saaka, Waxaana Sidoo kale Jira Inaysan Jirin Shacab Buuran oo Codaynaya Inkastoo wararku Sheegayaan Inay Jiraan Dad meelo gaara ka codayn doona.
Waxaana Arinkan Uu kusoo Beegaymayaa Iyadoo Hada Uu Kasocdo Deegaanka Xudun Dagaal u dhaxeeya Shacabka Deegaanka, Maamulka Khaatumo & Ciidamada Maamulka Siilaanyo (Somaliland)