Dhagayso Gawaadhi Dagaal Oo Laga Gubay Maleeshiyada SNM Iyo Wararkii Ugu Dambeey Ee Dagaalka Xudun
Wararkii ugu Dambeeyay Ee naga soogaadhaya Magaalada Xudun ayaa Sheegay in ciidamada Maleeshiyada Somaliland Laga gubay Gawaadhi Gaadhaya 4 Gaadhi Oo ah kuwa Dagaalaka Wararka ayaa Waxaa ay intaas Ku darayaan In ciidamadamo Tiro Bada ay ka dhinteen Melishada Sida Gardarada ah Ugu sooduulay Deegaanka Khaatumo.
Hadaba Siaan Xaaladaas Wax oga ogaano ayaan waxaan khatka taleefoonka kula xidhiidhnay Wariye Yuusuf Cabdi Xasan Oo kusugan Magaalada Xudu si,uu nooga waramo wararkii ugu dambeeyay ee magaalada xudun.
Halkan ka dhagayso Wararkii ugu Dambeey
Kala soco wararkii ugu Dambeey kala soco afbakayl.com