afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
1:21 pm | Posted by

Dhagayso:-Taliyaha Ciidamada Khaatumo Ee Gobolka Sool Oo Kawarbixiyay Dagaalkii Maanta Iyo Khasaaraha Dhabta ah;-

Wariyaha Shabakada Afbakayle.com Ee magaalada Laascaanood ayaa khadka Taleefoonku Waraystay Taliyaha Ciidamada Malitagiriga Ee Gomolka sool  ee Maamulka khaatumo  Col, Maxamed Raage oo kusugan Magaalada Xudun Ee maanta uu dagaalku Dhx maray Ciidamada Khaatumo iyo Melshiyaadka Somaliland.

Taliyaha ayaa sheegay inay Gawaadhi Tiro Badan ay ka gubeen Ciidamada ciidamada Somalidiidka ee maanta dagaalka kusoo qaday ciidamada mujaahidiinta Ee khaatumo, waxaana Uu sheegay Taliyahu inay Ga,doomiyeen meelshidaaka Sida Wareersan ugu Soodulay deeganaada Khaatumo, Waxaana uu intaasi kuday inay gaadhiseen ciidamadaas Qasaare aad utiro badan.

Dhankale waxaa uu kale oo uu ka hadlay Sanaaduuq ay sheegeen inay masleiyaadka siilaanyo ay geyeen Deegaano katirsan Degmada Xudun Oo Maanta Lagu Wadada Dagaalamay,Isagoo maxamed Raage Arinkaas Ka hadlayaa Uu sheegay inayay Waxba kama jiraan ay tahay Aynaan Marnaba kayeeli doonin  Meshiyaadka SNM inay ka hirgaliyaan Waxa ay ugu yeedheen oora shooninka.

 

Halkan ka dhagayso Hadlka Taliyaha Oo Dhamaystiran

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM