afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
10:04 am | Posted by sool

Halkan Ka Dhagayso: Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Dagaalka Kasocda Degmada Xudun

Wararka Ugu Danbeeyay Ee Aan Saaka Kahelayno Degmada Xudun Ayaa Ah In Dagaal Uu Saaka Halkaasi Kaqarxay Kaas Oo Udhaxeya Ciidamada Maamulka Khaatumo State Of Soomaaliya Iyo Kuwa Maleeshiyaaka Snm Oo Iyagu Duulaan Ku Ah Shacabka Deegaanada Khaatumo State .

Hadaba Mar Aanu Qadka Telefoonka Aan Kula Xidhiidhnay Wariye Yuusuf Cabdi Xasan Oo Kusugan Degmada Xudun Ayaa Waxa Uu Noo Sheegay In Saaka Uu Halkaasi Kaqarxay Dagaal  Udhaxeeya Ciidamada Maamulka Khaatuo State Of Soomaaliya Iyo Kuwa Snm Dagaalkan Oo Ahaa Mid Laba Dhinac Kasocday Ayaa Waxa Uu Noo Sheegay In Ciidamada Maamulka Khaatumo State  Ay Gaadhi Tikniko Ah Kagubeen Ciidamada Maleeshiyaadka Snm Ee Kusugan Halkaasi Isagoona Sheegay In Dhaawac Badan Oo Uu Jira Kaas Oo Loo Qaaday Dhinaca Magaaladsa burco Kaas Oo Soo Gadhay Maleeshiyaadka Snm .

Halkan Ka Daalaco Waraysigaas Oo Dhamaystiran.

 

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM