Madax Wayne Indha Sheel Ka Hadlay Dagaalkii Maanta Ka`dhacay Demada Xudun Ee G/Sool
Madax waynaha maamulka khaatumo Maxamed yuusuf indha sheel ayaa kawarbxiyay Dagaalkii maanta ku dhex maray ciidamada Maamulka khaatumo iyo maleshiyaadka SNm, Waxaana uu sheegay madax wayanu inay qasaare tiro badan ay gaar siiyeen Maleyishaadkaaas.