afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
7:04 am | Posted by

XOG CULUS:- Maxay salka ku haysaa Arinta Hugaamiyaha SNM Siilaanyo iyo Ergeyga Qaramada Midoobey Agoustina Mahiga.

Nairobi(CNA) Ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ugu qaabilsan Soomaaliya Augustine Mahiga oo ku sugan Hargeisa, ayaa sheegay inuu raali galin ka bixinayo qoraal uu sheegay inuu si khaldan uga soo baxay xafiiskiisa oo ay ka biyo diideen masuuliyiinta Soomaaliland.

Qoraalka sida qaldan uga soo baxay xafiiiska Mahiga oo soo gaaray Soomaaliland ayaa lagu sheegay in Soomaaliland ay tahay maamul goboleed ka tirsan wadanka Soomaaliya.
Mahiga oo Hargeysa kula kulmay madaxweynaha iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliland, ayaa sheegay inuu qaatay masuuliyadda dhanbaalka maadaama uu magasciisu ku saxiinaa.

Ka laabashada Mahiga hadalkiisa ayaa sabab u ah arrimo dhinaca qoyska salka ku haaya maadama uu saaxiib la yahay gabar ka soo jeeda soomaaliland oo xiriir jacayl kala dhaxeeyo

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM