Laascaanood;-Israsaasayn dhex martay Labo ciidan oo kawada Tirsan Maleshiyaadka SNM Ee
Israsaasayn dhexmartay ciidamo ka wada tirsan maleeshiyaadka somalidiidka ayaa maanta ka dhacday gudaha magaaladda laascaanood ee xarunta gobolka sool
Israsaasaynta oo socotay muddo 30 daqiiqo ah ayaa la sheegay inay keentay dhaawaca laba askari oo ka tirsan kuwa lagu sheegay booliiska gobolka sool oo ka soo jeeda beesha habarjeclo
si dhab ah looma oga sasbabta ka dambaysa israsaasaynta oo ka dhacdau goob lagu tirinayay sanaadiiq laga keenay degaanadda kalabaydh oo muran ka dhex dhaliyay labada urur ee lagu kala magacaabo kulmiye iyo cali xaqsoor oo ay kala wataan Cabdirisaaq khaliif iyo cali sandule
magaaladda laascaanood ayaa laga dareemayaa is qabsabsi u dhaxeeya horgalada deegaanka oo ay isku haystaan sanaadiiq laga buuxiyay waraaqo iyadoo cali sandule uu sheegtay in cabdirisaaq khaliif uu kaga shubtay