Muxuu Ka Sheegay Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Arimaha Bulshada Maamulka Khaatumo Xaaladii Dagaal Ee Shalay Ka Dhacay Xudun(Dhagayso)
Xasan cali awyuusuf oo ah agaasimaha guud ee wasaarada arimaha bulshada maamulka khaatumo ayaa ka warbixiyay xaaladii dagaal ee shalay dhex martay ciidamada maamulka khaatumo iyo kuwa SNM_ta dagaalkan o ka dhacay dagmada xudun ayaa waxaa la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan waxaan goobihii ay fadhiyeen laga qabsaday maleeshiyaanta SNM-ta iyagoona laga gubay tirada awaadhida ilaa 3 gaari halka qaarkalana laga qabtay hadaba waxaa istaagay dhankii isagaarsiinta xaaladan oo uu ka waramayo xasan cali aw yuusuf halkan ka dhagayso.
GUJI HALKAN KA DHAGAYSO CODKA
WARAKA DANBE KALA SOCO WIXII WAR AH