afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
6:12 am | Posted by sool

War Deg-Deg Ah: Dagaal Saaka Si Xoogan Uga Bilaabmay Degmada Xudun

Wararka Haatan Naga Soo Gaadhaya Degmada Xudun Ayaa Sheegaya In Saaka Uu Halkaas Mar Labaad Uu Dagaal Ka Qarxay Dagaalkaas Oo UIdhaxeeya Ciidamada Mujaahidiinta Ah Ee Khaatumo State Of Soomaaliya Iyo Kuwa Xaqdarada Kusocda Ee Snm.

Sida Wararku Sheegayaan Ayaa Ah In Dagaalku Uu Saaka Kabilaabmay Laba Meelood Oo Kala Ah Codweyne Iyo Toga Gobley Oo Ahaa Labada Meelihii Shalay Laga Soo Baacsaday Labada Ciidan Ee Snm Ee Halkasi Kusugnaa.

Ciidamada Khaatumo Ayaa Shalay Ahaa Kuwa Isticmaalayey Hubka Nooca Culus Halka Maantana Ay Ahaayeen Kuwa Isticmaalaya  Hubka Noocyadiisa Yar Iyadoo Waliba Saaka Gacanta Laiskula Latagay Oo Waliba La Isku Isticmaalayey Ciidanka Ifantariga Ah.

Wixii Wara Ee Dagaalkaasi Kasoo Kordha Kala Socda Wararkayaga Danbe Hadii Eebe Raali Kanoqda.

 

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM