afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
8:25 am | Posted by

Dhagayso+ Chief Caaqil Maxamuud Askar Jaamac Oo Ka Hadlay Dagaalkii Xudun

Chief Caaqil Maxamuud Askar Jaamac oo waraysi  siiyey Warbaahinta ayaa  caaqilku wuxuu ka war bixiyey xaladii dagaal ee shalay iyo maanta ka dhacay degmada xudun ee gosolka sool .
Wuxuu kaloo caaqilku  cadeeyey inay ku jabeen dagaalkii shalay iyo kii maanta  maamulka snm
mar aanu waydiinay  caaqilka waxay dowlada somalia  uuga aamusan tahay wuxuu ku wajaabay  inay arintaasi u taalo xildhibaanada reer khaatumo  ee ka tirsaan  baarlabaanka somalia.

 

Halkan kadhagyso Waraysiga Caaqilka

Xafiiska Shabakada Afbakayle.com

Moqdisho/Soomaaliya

Afbakaylenews@gmail.com

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM