Ogeysiis:- Shir Muhiima Oo Jaaliyada Khaatumo Ee Wadanka Imaraadka Carabta Oo isigu Imaanaysa Kulan Deg Deg Ah 1/12/2012
Waxaa la ogeysiinayaa Jaaliyadda khaatumo ee ku dhaqan wadanka imaaraadka carabta inay kasoo qayb galaan shir muhiima oo lagaga arinsanayo xaaladaha kasoo cusboonaaday Gobolada ama Deegaanada Khaatumo State Of Somalia, Hadaba waxaa Jaaliyada khaatumo State ee ku dhaqan wadanka imaaraadka carabta ee ka kooban rag iyo dumarba laga codsanayaa in ay shirkaas kasoo qayb galaan kaas oo lagaga arinsanayo horumarinta Deegaanada Khaatumo State waana in ay waqtiga ilaaliyaan si aadana uga soo qayb galaan.
Goobta lagu qabanayo shirku waa Magaalada Shaariqa gaar ahaan Hotel Mubaarak Center
Saacaduna waa 6.00 PM ama lixda maqrib nimo 1/12/2012
Wixii Faah Faahin ah kala xidhiidh lambaradan iyo magacayada mas’uuliyiintan hoos ku xusan……
- Rashiid 0505419306
- Axmed Dheere 0557455615
Kasoo qayb gal wacan ayaan leenahay yaan loo kala hadhin shirkan muhiimka ah reer Khaatumow…..