Dhagayso;-Khasaaraha Dhabta Ah ee Dagaalkii Xudun iyo Jabkii Maleeshiyaadka SNM
Dagaalkii dhawaantan kadhacay degmada xudun ayaa ahaa Mid aad u culus kaas Oo laba maalmood soconayaa ayaa u dhaxeeyay Ciidamada Maamulka khaatumo iyo Maleshiyaadka SNM ee sida Qaawan ugu sooduulay Deegaanada khaatumo.
dagaalkan oo ahaa mid Qadhaadh ayaa waxaa kasaare aad ubadan uu kasoogaadhay ciidamada maamulka Siilaanyo ee Halkaas sida Gardarada ah ugu sooduulay iyagoo Halkaas lagaga Gubaya gawaadhi dagaal iyo Waliba Ciidamo aad utiro badan laga Dilay
Hadaba Si,aan u ogaano xaalaada Dhabta ee dagaalka iyo waliba khasaara ayaa waxaa warbxin inooga diyaariyay Wariyaha Shabakada Afbakayle.com Oo kusugan magaalada Xudun.
Halkan kadhagayso Warbxinta Wariyaha Oo Dhan
Xafiiska Shabakada Afbakayle.com
Xudun/Sool
Afbakaylenews@gmail.com