Faroole Oo markan usootafa xaytay Burburunra Goobaha Macbudka Sida Masjida iyo Malcamadaha(Warbxin Naxdinleh)
Madax Waynaha Maamulka Puntland aya markan usoo dhigtay Goobaha Macbudka Ee diinteena Suuban Lagu Gaarsiiyo Dadka islaamka Oo ay kamid yihii sida Masaajida Iyo malcamadaha isagoo faroole ka dhawaajiyay inaan wax masaajid ah iyo malacaamod dib looga dhisi doonin Deegaanada Maamulkiis Uu ka taliyo ilaa lasoo ogaysiiyo Maamulka puntland.
Madaxweynaha Puntland ayaa shaaca ka qaaday inaan Masaajid dambe laga dhisi doonin Puntland kaas oo aysan ka war heyn Puntland, wuxuuna sheegay in arrintaasi ay u xilsaareen wasaaradda cadaaladda ee Puntland, wuxuuna sheegay inuu fikrad ahaan qabo in Masaajida laga dhiso tuulooyinka yaryar ay xarumo u yihiin kooxo ka tirsan Al-shabaab, isla markaasna ay yihiin kuwa ka furtay Masaajida deegaanadaas “Aanagu waxaan qabnaa Masaajida yaryarka ah ee tuulooyinka laga dhiso inay xarumo yihiin oo Al- Shabaabku meelahaas ka furteen iyagu kuwa Argagaxisada ah wax ku qarsadaan oo Imaamaamad waa-weyn oo dalka u dhashay ay joogi karin mid yar oo meelahaasi lagu soo lamaaniyey uu ku qarsoonyahay oo meelahaas hadhow miino geliya” ayuu yiri Faroole.
Xiligan Faroole uu isoo dhigatay inuu burburiyo goobaha lagu caabudo diinteena suuban ee macaan ayaa waxaa ay kusoo beegmaysaa xili uu waqigii loo igmaday uu dhamaaday,islamarkaana faroole ayaa damacsan si u dadka walaalaha ee daga deegnaada puntland uu isugu dhufanlahaa si uu u hele jaanis uu uga faa,idaysto si waqtiga logu kordhiyo.
Sikastaa ha ahaatee Dadwaynaya Reer puntlan ayaa iyagu sheegay inaanay marnaba ka ogalaanayn inuu faroole uu waqtigiisa waqti loogo daro iaygoo taas ku macneeyay inay hore aanay taasi udhicin hadana udhacayn.
Madax Waynaha Maamulka Puntlan aya markan usoo dhigtay Goobaha Macbudka Ee diinteena Suuban Lagu Gaarsiiyo Dadka islaamka Oo ay kamid yihii sida Masaajida Iyo malcamadaha isagoo faroole ka dhawaajiyay inaan wax masaajid ah iyo malacaamod dib looga dhisi doonin Deegaanada Maamulkiis Uu ka taliyo ilaa lasoo ogaysiiyo Maamulka puntland.
Madaxweynaha Puntland ayaa shaaca ka qaaday inaan Masaajid dambe laga dhisi doonin Puntland kaas oo aysan ka war heyn Puntland, wuxuuna sheegay in arrintaasi ay u xilsaareen wasaaradda cadaaladda ee Puntland, wuxuuna sheegay inuu fikrad ahaan qabo in Masaajida laga dhiso tuulooyinka yaryar ay xarumo u yihiin kooxo ka tirsan Al-shabaab, isla markaasna ay yihiin kuwa ka furtay Masaajida deegaanadaas “Aanagu waxaan qabnaa Masaajida yaryarka ah ee tuulooyinka laga dhiso inay xarumo yihiin oo Al- Shabaabku meelahaas ka furteen iyagu kuwa Argagaxisada ah wax ku qarsadaan oo Imaamaamad waa-weyn oo dalka u dhashay ay joogi karin mid yar oo meelahaasi lagu soo lamaaniyey uu ku qarsoonyahay oo meelahaas hadhow miino geliya” ayuu yiri Faroole.
Xiligan Faroole uu isoo dhigatay inuu burburiyo goobaha lagu caabudo diinteena suuban ee macaan ayaa waxaa ay kusoo beegmaysaa xili uu waqigii loo igmaday uu dhamaaday,islamarkaana faroole ayaa damacsan si u dadka walaalaha ee daga deegnaada puntland uu isugu dhufanlahaa si uu u hele jaanis uu uga faa,idaysto si waqtiga logu kordhiyo.
Sikastaa ha ahaatee Dadwaynaya Reer puntlan ayaa iyagu sheegay inaanay marnaba ka ogalaanayn inuu faroole uu waqtigiisa waqti loogo daro iaygoo taas ku macneeyay inay hore aanay taasi udhicin hadana udhacayn.
Fu,aad Jaamac Karama
Garoowe/Soomaaliya
Afbakaylenews@gmail.com
waxiisa waa dhaafeen maamul ma wuxuu isku maleeyay in uu afirca madaxwaye u yahay