Xaalada jiidaha Degmada Xudun Oo Kacsan Iyo Maleeshiyaadka Siilaanyo Oo Wixii Tamartooda Ah Soodhoobay Jiidahaas(Warbxin)
Wararka Naga soogaadhay Magaalada Xuduna ayaa sheegaya in halkaasi ay kajiraan dhqdhaqa ciidan Oo u dhaxeeya Malishiyaadka SNM iyo Waliba Ciidamada Mamulka Khaatumo.
Waxaa Markale laga cabsiqabaa inuu markale uu halkaasi kabilowodo dagaal kharaar iyadoo dhawaantan uu halkaasi kadhacay adagaal aad ubalaadhan, Dagaalkaas oo uu qasaaere aad u tiro badan uu kasoogaadhay maleshiyaad siilaanyo ee halkaasi duulaanka kusooqaday.
Wararka ayaa sheegaya in ciidamadaWaxaa maanta soo gaadhay Zaad isugu jira , Rasaas, baabuur dagala iyo raashin maleeshiyaadka SNM kuwaasoo ay horkacayeen sarakiil laga soo diray magaalada Hargaysa ee uu ku sugan yahay gacan ku dhiigle Ahmed Mohamed Maxamuud Siilaanyo. Dad shacab ah oo aan la hadalay waxay sheegeen inay arkayeen gadiid dhaafaya kuwaasoo xoolaha nool ee reer Guuraga qaarkodo horey ugu qaadanaya baabuurta hal;ka kuwo kalena ay taayirka marinayeen.
Dhanka ciidamada Khaatumo ee xaq u dirirka ah ayaa hegan buuxa galay, waxayna sheegeen inay cashar lama ilaawaan ah u dhigayaan mamulka SNM iyo maleeshiyaadkooda duullanka ah, sarkaal sare oo u hadlay Khaatumo balse magaciisa diiday wuxuu sheegay inay ayagu difaacayaan maantadooda iyo dhulkooda, sidaas daradedna ay diyaar u yihiin inay is haleelaan maleeshiyaadka maamulka Hargaysa ee soo duulay.
Iskusoowada Duuboo Dagaaladan ayaa U eeg Kuwo Sii dheeraan doona Maadaama uu maamulka Khaatumo uu Wacad kumaray inta ciidamada Maleehiyaadka siilaanyo ay Joogaan Aanay marnaba Joojinayn Dagaalka Tanyo inta ay maleeshiyaadkaasi kabaxayaan Deeganada SSC ee maamulka Khaatumo
Hadaba Maxaa Lagudboon Shacabka Maamulka Khaatumo
Shacabka reer Khaatumo ayaa aad loogu bararijinayaa loogana digaya inaysan dhayalsan dagaalkan, waxaana muuqata in maamulka Siilaanyo go’aansaday dagaal buuxa, kaasoo loo baahan yahay in si wadajir ah looga hortago looguna diyaar garoowbo difaaca deeganada Khaatumo State.
Xafiiska Shabakada Afbakayle.com
Laascaanood/Sool
Afbakaylenews@gmail.com
waar fadhiga ka kaca oo yaan maalinba reer la qalane nin walowba qoriga qaado wuxu waa qabiilo idinla mida ee ciidan qaran yaan la idinku bajinine .
Barakad iyo jaamac siyaad baa meesha ka maqan. bal jaamac siyaad waxbay futaynayaaye barkad mee ma qayaad bay u xoogwayn yihiin 500 oo nin docmo soo duldhigeen waar waxaad tabanaysaanba liqa oo dalka difaacda
Jamac siyaadna ama wax hanoo sheegeen ama halaga tashado oo iidoor halagu daro kolayba anigu cali sandulle ma siidaayeen haday dhulbahante nin ka hadhayn. waase nasiib badan yahay oo indhasheel iyo ahmed karaash oo baqayaa qabtay