Daawo Askarta Kenya oo Jidh Dilaya Nin Soomaaliyeed -(Video Naxdinbadan)-
Waa muqaal laga duubay askarta ciidanka Kenya oo jidh dil ugeysanya nin Soomali ah oo lagu tuhmay Inuu ka tirasanyahay ururka Al-shabaab.
Videogan waxaa laga sii daayey telefishanka dalka Kenya.

miyadka naxaysan insas lodilo iyo kadaranbey ahayd hadey run tahayo alshaydan ukatirsan yahay shaydamo an ilahay aqoono soomali eber kadhigay weeyan miyad ilowdeen qaraxyadi murugada lahaye kadhacayay xamar oo ayka mid ahayd ardaydi masakinta ahaye turkey lowadaye gacan iyo lugba mel lagaso qadayo xata waxlaga duga lawayay dhibato iyo rafaad ayaykuhayan dadkena alshaydan asxana nagama dhexeyo ilahay hanaga qabto somaliya manta ayagey kadagi ladahaye wiilkan haduna ahayn alshaydano qalad aykudilayana wa isujogna dheh sanka dhuudhiyalkan mar unbad naguso qixi dontano sidan iyo kadaran an idin geli dona