afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
7:54 pm | Posted by

Gabaygii Soomaalidiidka Iyo Abwaan Sadiiq Mohamud Gadhwayne (Dhagayso)

Abwaan sadiiq ibraahin  gadhweyne  oo ka soo jeeda  deegaanada khaatumo state  ayaa gabay u tiriyay  maleeshiyaadka    SNM-Ta ee  duulaanka  qaawan ku  jooga  deegaanada  Khaatumo  kuwaasoo xasuuq badan u  gaystay   dad biri magayda ah   hadaba  abwaanka ayaa diirada ku saaray   gabaygan ee nala dhagaysta.

HALKAN GUJI  SI AAD  U DHAGAYSATO GABAYGAN

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

2 Comments for “Gabaygii Soomaalidiidka Iyo Abwaan Sadiiq Mohamud Gadhwayne (Dhagayso)”

  1. Suudaani
    December 12, 2012 - 3:41 pm

    Haween iyo dad hooseyn jirey, kuma habboonayne
    Hadoow iyo hunguri-sheegad iyo, baha hamuuneed
    Dad la helay iyo Haaf dhimanki, aad noo hor mariseene

    Haaway safara aad xornimo, hibo u siiseen
    Habeen niman u soo jeedinbaad, hooya tirahdeen
    Aad weliba hees ugu darteen, haaya weligiine

    Markaasay hanbadi fuuqsadeen, ku hartay weelkiiye
    Idinkana hormada laydin tubay, holac kaliileede
    Nin midiidinkiisi u hagraday ma hubsan xaalkaase

    Dadkaan aabbahood lama hubee habar wadaagta
    Mid hujuun midna u hiili, ay nagu halaageen
    Waxa lagu hardamayaana waa, hilibka keenaa

    Hobyo godan, Hargeysiyo Berbera, hobolka Booramo
    Hareeraha Burciyo, Gaalkacyiyo, hawdka Xaradheere
    Hiiraan iyo Mudug oo dhan iyo, heelka Xamar-Weyne

    Heelkii Kismaayiyo intaas, Gedo ku heeraarta
    Oo aad hibo u leedahay ayaa, hilaygu kuu yiille
    Hayb iyo degaan iyo dadaan, hal isu kiin keenin

    Ayaa inay hashii maamulaan, kula heshiiseen
    Sow inaad garmaha hoorsataan, heerku mari maayo
    Hawiye iyo Isaaqoow Allaa hodanahee weyne

    Hilib aa ku rarateen Dhurwaa, waana huruddeen
    Isaguna hammuun uu qabee, waa ka heensaday
    Haddii looga haro waa gunnimo, hadal la’aaneed

    Reply
  2. Suudaani

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM