afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
5:21 pm | Posted by

Daawo Sawirada Taleex, sida ay u soo cago dhigtay Dayuuradu iyo soo dhaweynta,{Sawiro}.

Diyaaradii siday madaxdii Maamulka Khaatumo ee kasoo kicitimay Magaalada Muqdisho ee caasimada Dalka Soomaaliya kana kooban Gollaha dhaqanka ee Maamulka Khaatumo, Qaar kamida Gollaha wasiirada iyo Xunbno kale oo fara badan ayaa si nabad galyo ah maanta uga soo dagay garoonka diyaarada ee Degmada Taleex Sayid Maxamed Cabdulle Xasan.

 

Wufuudani oo si balaadhan loogu soo dhoweeyey Degmada Taleex ayaa waxaa soo dhoweyntooda kasoo qayb galay Madaxweynayaasha Maamulka Khaatumo State, Isimo, Waxgarad, Cuqaal, Qaar kamida Gollaha wasiirada Maamulka Khaatumo, Siyaasiyiin, Haween, Dhalinyaro, iyo Bulsha weynta Reer Taleex, iyadoona halkaasi ay ka hadleen qaar kamida wufuudani maanta kasoo dagay degamada, iyagoona dhamaantood ka xog waramay waxyaabihii u soo qabsoomay mudadii ay ka maqnaayeen Deeganada Maamulka Khaatumo.

 

Garaad Jaamac Garaad Cali Garaad Jaamac, Garaad Saleebaan Garaad Maxamed, iyo Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil Ducaale oo halkaasi ka hadlay ayaa si weyn uga mahad celiyey dad weynaha iyo madaxda sida weyn usoo dhoweeyey, iyagoona sheegay in ay qayb weyn kasoo qaateen dhisida iyo taaba gelinta Xukuumada soomaaliya ee haatan.

 

Madaxweynayaasha Maamulka Khaatumo ayaa iyana geestood si weyn u soo dhoweeyey soo noqoshada wufuudani, iyagoona ku tilmaamay inay qayb laxaad leh kasoo qaateen isku keenida umada soomaaliyeed.Garaad Jaamac Garaad Cali Garaad Jaamac, Garaad Saleebaan Garaad Maxamuud Garaad Maxamed, Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil , Ugaas Cabdilaahi Ciise iyi Suldaan  Siciid iyo Xubno Ka socda Golaha Wasiirada Maamulka Khaatumo

 

Halkan Ka Daawo Sawiro

 

 

 

Si kastaba ahaatee wufuudani maanta kusoo laabtay Degmada Taleex iyo deegaanada kale ee Maamulka Khaatumo ayaa u kicitimay magaalada muqdisho si ay uga soo qayb qaataan dhisida dowladda soomaaliya, iyagoona hawlihii ay u kicitimeen ay u soo dhamaadeen.

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

1 Comment for “Daawo Sawirada Taleex, sida ay u soo cago dhigtay Dayuuradu iyo soo dhaweynta,{Sawiro}.”

  1. dhuldurug
    December 5, 2012 - 5:02 am

    aad baan ugu farax sanahay guulaha isdaba jooga ah ee khaatumo state ilahay haleel siiyay ilahay baa mahadle rageduna waa udadaaly wasiaday ugu bilabatay bar waaqadu allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar

    Reply

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM