afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
  • tacsi
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • tacsi
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
7:09 pm | Posted by

Tacsi Tiiraanyo leh Marxuumad Faadumo Xaaji Axmed Dabay oo 3-12-2012 Ku Geeriyootay Magaalada Burco.

Waxaa halkan tacsi tiiraanyo leh looga diraya ehelkii iyo qaraabadii ay ka geeritootay alle ha u naxariistee mamo faadumo xaaji axmed dabay oo 3-12-2012 maalintii shalay ahayd ku geeriyootay magaalada burco.

 

Waxaa tacsida diraya dadka hoos ku xusan.

1. C/raxmaan xaaji axmed dabay

2. Ibraahim xaaji axmed dabay

3. Aadan xaaji axmed dabay

4. Xuseen xaaji axmed dabay

5. Xasan xaaji axmed dabay

6. Maxamuud wadde dabay

7. Axmed wadde dabay

8. Caaqil c/laahi suleebaan xaaji axmed

9. Xuseen suleebaan xaaji axmed

10. Cumar suleebaan xaaji axmed

11. C/nuur suleebaan xaaji axmed

12. Cali suleebaan xaaji axmed

13. Maxamuud C/raxmaan Xaaji axmed

14. Axmed c/raxmaan xaaji axmed

15. Huruuse ismaaciil xaaji axmed

16. Cawil ismaaciil xaaji axmed

17. Jaamac yuusuf Xaaji axmed

18. Xasan yuusuf xaaji axmed

19. Maxamed yuusuf xaaji axmed 

20. Haybe yuusuf xaaji axmed

21. C/laahi cali xaaji axmed

22. Maxamed cali xaaji axmed

23. Xasan maxamuud wadde

24. Ibraahim maxamuud wadde

25. Maxamed maxamuud wadde

26. Cusmaan maxamuud wadde

27. Jaamac axmed wadde

28. C/rashiid axmed wadde

29. Cadar Suleebaan xaaji axmed 

30. Safiyo Suleebaan xaaji axmed 

31. Xaali suleebaan xaaji axmed 

32. Yurub Suleebaan xaajji axmed 

33. Aamina suleebaan xaaji axmed

34. Ayaan suleebaan xaaji axmed

35. Deeqa suleebaan xaaji axmed 

36 . Xalwo xaaji axmed dabay

37. Indho deeq xaaji axmed dabay

38. Xaliimo xaaji axmed dabay

39. Caasho xaaji axmed dabay

40. Khadra xaaji axmed dabay

41. Nadiifo xaaji axmed dabay

42. Siraad xaaji axmed dabay 

43. Racwi xaaji axmed dabay

44. C/fataax ibraahim xaaji axmed

45. Aamina maxamed xaaji axmed 

46. dhamaan reer faarax xaaji axmed dabay

Dadkan oo kala jooga daafaha caalamka waxay  marxuumad faadumo xaaji axmed dabay alle uga baryayaan in janaul fardowsa ka waraabiyo, qabrigeeda alle u waasiciyo inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajucuun alle ha u xariisto mamo faadumo xaaji axmed dabay.

 

Amiiiiiiiiiin Amiiiiiiiiiiiin Amiiiiiiiiiiiin

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM