afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
10:04 am | Posted by

Wufuudii Khaatumo ee Muqdisho ku sugnaa oo maanta lagu wado inay u ambabaxaan Taleex.

Wufuudii ku sugnaa magaalada Muqdisho ee xarunta dalka Soomaaliya, isuguna jirey Hogaamiye dhaqameedka, madaxda iyo golaha kale ee wasiirada ayaa saacadaha soo socda lagu wadaa inay u ambabaxaan magaalada Taleex ee xarunta maamulka Khatumo State, warar laga helayo Muqdisho ayaa sheegaya in wufuudani diyaar garoowgii ugu danbeeyey ugu jiraan sidii ay uga tegi lahaayeen Xamar saacadaha soo socda.

Waxayna xubno ka tirsani sheegeen inay u dhowdahay inay maanta ka tagaan Muqdisho, isla markaana hadii Eebe idmo ay gaadhi doonaan Taleex, walow uu dib u dhici karo safarkooda maantu.  Magaalada Taleex ayaa waxaa ka yagyeelan dhabo diyaaradeed oo caalami ah, kaasoo la sheegay in inta badan dayuuraduhu soo cagodhigan karaan marka ay doonaan, xataa wakhtiga roobabku da’ayaan.

Xafiiska shabakada afbakayle.com

Moqdisho/Somalia

Afbakaylenews@gmail.com

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM