afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
10:23 pm | Posted by calileeb

WWW.HOYAALAY.COM oo kusoo biiray warbaahinta soomalida (Dheeho)

 

Jariiradda Onlinka ee hoyaalay oo dhawaan hawada soo gashay waxay xoogga saaraysaa dhinaca daraasaadka iyo suugaanta Soomaalida.

Wixii qoran baa quruuma hadhee, muxuu hadal qiimo leeyahay. Dhinacyada daraasadaha ay soosaarto jariiradda Onlinka ee Hoyaalay.com waxaa ka mid ah:

Odoroska dhaqaalaha iyo arrimaha bulshada

Odoroska siyaasadda iyo istaraatiijiyadda

Odoroska suugaanta yoolka leh

Odoroska kasmooyinka iyo waxbarashada

Hamoogaan Inaad Booqato Shabakadda Cusub ee  Hoyaalay.com

Halkan ka daawo Hadafyada Hoyaalay

http://www.youtube.com/watch?v=_56nh8WPwDA&feature=player_embedded

 

 

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM