Daawo diyaaradii cagadhigtay Garoonka Diyaaradaha ee Taleex, shirkii jaraa’id ee gudaha garoonka{Full Video}.
Halkan hoose ka daawo wufuudii Khaatumo, habkii dayuuradu u soo degtay iyo weliba shirkii jaraa’id ee Madaxdhaqameedku ku qabteen gudaha garoonka Sayid Maxamed Cabdule Interenational Airport.
Halkan Kadaawo Video-ga
Xafiiska Shabakada Afbakayle.com
Taleex/Sool
Afbakaylenews@gmail.com