Daawo Sawirada Al-Shabaab oo bilaayday in ay hubeeyaan Haweenka si ay Dagaalada uga qeyb noqdaan kadibn markii ay ..
Xarakada Al-Shabaab ayaa markan wada qorsho ay ku hubeenayaan Haweenka iyaga taageersan si ay garab ugu siiyaan dagaalada meelaha badan kaga furay Al-Shabaab kuna waayeen gacan ku heynta magaalooyin waa weyn oo muhiim ahaa.
Shabaab ayaan dhawaan Degmada Buulo Burte ee Gobolka Hiiraan dibad bax ka dhacay waxa ay kusoo bandhigeen haween tiro badan oo hubeesan kuwaa oo diyaar u ah in Al-Shabaab garab kusiiyaan dagaalada ay kujiraan.
Haweenkan ayaan loo dhiibay qoryaha fudud ee AK-47 iyo Bistoolado iyagoona sheegay in Haweenkaasi diyaaa u yihiin difaaca diinta iyo la dagaalanka Cadowga Xarakada Al-Shabaab ee kusugan gudaha Soomaaliya.
Al-Shabaab ayaa markii hore waxa ay taageero dhinacyo badan ka heli jireen beelaha ku dhaqan deegaanada ay katalinayeen kuwaa oo siin jiray Wiilal u dagaalama hub iyo lacago balse mudooyinkan dambe ay arintaasi meesha ka baxday taa oo hada keentay in Haweenka hubka loo dhiibo.

Magaalada Muqdisho waxaa qaraxyo ismiidamain ah oo horeey uga dhacay fuliyay gabdho lasoo miidaamiyay oo Shabaab katirsanaa iyadoona inta badan ay Qatar ka imaan karana hablaha Shabaab katirsan oon sidaa looga feejigneen.

bisinka dhib baa dhacdey hadii dumerkii cadow u noqden bulshad waxaab ka sii daen jalbaab bey xirteen oo waa in dadkii muslinka ahaa jalbaabka dhigaan waayo la kal garen maayo dawlada somaliyeed ha ka sii deyso tv iyo radiah in dumerku jalbaabka dhigaan oo garbasaaro qataan si kuwaan cusub loogu aqoonsado jalbaabka oo loo qab qabto waxii jalbaab wata
maansha allah , dumarku ku qurux badanaa asturnaanta